Quantcast
Channel: Bar-kulan » Deegaanka
Browsing latest articles
Browse All 10 View Live

Deegaanka: Isbeddelka cimilada iyo saameynta ay yeelato

Barnaamijka Deegaanka wuxuu ku saabsan yahay isbeddelka cimilada iyo saameynta uu ku yeesha deegaanka, iyadoo  toddobaadkan lagu qabtay shir arrintan looga hadlayey dalka Peru oo si adag la isugu...

View Article



Deegaanka: Ka faa’iidaysiga dhirta ee qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab.

Barnaamijka Deegaanka waxaan uga hadleynaa sida qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee waqooyi-bari Kenya ay uga faa’iideystaan dhirta iyo saameynta deegaan ee ay arrintaas yeelatay....

View Article

Deegaanka: Shirka isbeddelka cimilada Soomaaliya ee Garoowe

Barnaamijka deegaanka wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka isbeddelka cimilada Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Shirka ayaa diiradda lagu saaray...

View Article

Deegaanka: Somaliland oo soo bandhigtay qorshe looga faa’iideysanaya tamarta...

Barnaamijka Deegaanka waxaa uu maanta ku saabsan yahay wasaaradda deegaanka maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay qorshe ballaaran oo looga faa’iideysanayo tamarta dabiiciga ah si looga hortago...

View Article

Barnaamijka Deegaanka

Barnaamijka Deegaanka ee raadiyaha Bar-kulan toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay: Noocyada kalluunka ku jira xeebaha Soomaaliya iyo sida ay bulshadu uga faa’iidaysato. Soomaaliya waxay kamid tahay...

View Article


Deegaanka: Dhibaatooyinka ka dhasha sunta beeraha

Barnaamijka Deegaanka waxaa uu ku saabsan yahay maanta dhibaatooyinka deegaan ee ka dhasha sunta lagu buufiyo beeraha ee ka hortagga cayayaanka. Sun nooca kiimikada ka sameysan ayaa loo adeegsadaa...

View Article

Dhibaatooyinka uu deegaanka ku hayo geedka Garanwaagga

Barnaamijka Deegaanka waxaan uga hadleynaa maanta dhibaatooyinka deegaan iyo kuwa dadka uu ku hayo geedka Garanwaagga oo badanaa loo  yaqaano Cali-garoobka, kaasoo si aad ah uga baxo deegaannada ay...

View Article

Deegaanka: Carro-sanka ku wanaagsan beerashada

Barnaamijka Deegaanka waxaa uu ku saabsan yahay dhulka carro-sanka ah ee ku wanaagsan beerashada iyo nooca ay carradu ka kooban tahay, gaar ahaan tan ay tahay in dhul beereed laga sameeyo. Waxaan...

View Article


Deegaanka: Dalagyada wax-soo-saarka dhaqaalaha leh

Iyadoo toddobaadkii hore aynu Barnaamijka Deegaanka uga hadalnay carro-sanka ku wanaagsan beerashada ee Soomaaliya ayaa toddobaadkan barnaamijka waxaan ku eegeynaa dagalyada beeraha ee wax soo saarka...

View Article


Deegaanka: Faa’iidooyinka joojinta jarista dhirta

Barnaamijka Deegaanka waxaan toddobaadkan uga hadleynaa isbaddalka iyo faa’iidooyinka laga dhaxlay joojinta dhirta dhuxusha laga sameeyo ee Soomaaliya. Tan iyo markii qaar ka mid ah gobollada dalka...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 10 View Live